Muuse Biixi oo War cusub ka soo saaray wadahadalka Somalia iyo Somaliland

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta fadhi wada jir ah oo labada gole ee baarlamaanku yeeshay ka jeediyay khudbad sandeedka madaxweynaha, isagoo soo hadal qaaday wadahadalada Somaliland iyo Somalia. Biixi ayaa khudbadiisa kaga hadlay waxyaabaha u qabssoomay xukuumadiisa muddadii sanadka iyo dhowrka bilood ahayd ee xukunka uu hayay iyo waliba qorshayaasha u degsan mustaqbalka. … Continue reading Muuse Biixi oo War cusub ka soo saaray wadahadalka Somalia iyo Somaliland